Waxaa dhowaan lasoo saaray tobanka garoon diyaarad ee ugu tayada wanaagsan garoomada qaaradda diyaaradaha qaaradda Afrika marka si guud loo eego.
Waxaa kaalimaha ugu sarreeya ku jira dalka Koonfurta Afrika oo ah dhaqaalaha ugu ballaaran qaaradda Afrika oo kaalimaha hore wada qaadatay.
Gobolka ay Somalia ku taallo ee Bariga Afrika waxaa uga jira labada dal ee Itoobiya iyo Rwanda.
Hoose ka akhri garoomadan:
1. Cape Town International Airport
2. King Shaka International Airport
3. OR Tambo International Airport
4. Sir Seewoosagur Ramgoolam International Airport
5. Mohammed V International Airport
6. Marrakesh Menara Airport
7. Kigali International Airport
8. Addis Ababa Bole International Airport
9. Cairo International Airport
10. Bram Fischer International Airport