Wararka

Afwerki oo si adag uga hadlay ciidamadii lagu soo tababaray Eretria iyo Macawiisleey ee Gobolka Hiiraan waa faragelinta shisheeyaha!

Madaxweynaha dalka Eretria Asias Afwerki ayaa Wareysi soconayay muddo dheer oo illaa 4 saacadood ah uu siiyay talefishinka qaranka dalkaasi kaga hadlay arrimo ay ka mid yihiin dhismaha ciidamada...

Dhul-gariir Dad Badan Ay Ku Dhinteen Oo Ka Dhacay Dalalka Turkiga iyo Suuriya

In ka badan 900 qof ayaa ku geeriyooday ka dib markii dhulgariir aad u xooggan oo cabirkiisu yahay...

Maxaan Ka faa’idnay Halgankii Beesha Biimaal Ee Ka Dhanka Ahaa Maleeshiyada Gobolada Dhexe

Hordhac Dagaaladda u dhaxeeyay halgamayaasha Beesha Biimaal iyo Maleeshiyada arxanka daran ee dhulbalaarsiga ka waday Shabeeladda Hoose waxa uu...

Qabiilada Ay U dhasheen Alshababkii Weeraray Xarunta Gobolka

ooxda Al-Shabaab ayaa shaacisay magacyada debleydii weerarka ku uqaaday xarunta Maamulka Gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho. Kooxdan, oo ka...

Hoobiyayaal Lagu Garaacay Madaxtooyada

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya tiro hoobiyeyaal ah oo goordhow lagu garaacay agagaarka dhismaha xarunta madaxtooyada Soomaaliya,...
spot_img

Wasaarada Maaliyada Somalia oo ka jawaabtay warbixintii hanti dhowraha Qaranka

Wasaaradda Maaliyadda ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay ka jawaabi doonto warbixinta uu maanta soo saaray xafiiska Hanti dhowraha Qaranka. Qoraal kooban oo ka...

Dil Lagu Xukumay Askari Ka Tirsan Ciidanka Xooga Oo Dil Bareer Ah…

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukun dil ah ku riday askari katirsanaa ciidanka booliiska Soomaaliya oo lagu helay in dil bareer ah...

Garoonada diyaaradaha ee ugu wanaagsan qaaradda Afrika sanadkan 2022 oo lasoo saaray

Waxaa dhowaan lasoo saaray tobanka garoon diyaarad ee ugu tayada wanaagsan garoomada qaaradda diyaaradaha qaaradda Afrika marka si guud loo eego. Waxaa kaalimaha ugu sarreeya...

Wiil La Dhashay Gudoomiyaha 2aad ee Baarlamaanka Oo lagu Dilay Moqdisho

Allah u naxariiste Cabdiraxmaan Cumar Abshir oo la dhashay gudoomiyaha labaad ee golaha Shacabka Cabdillahi Abshirow ayaa maanta lagu dilay Xaafadda Kaabo-goday ee degmada...

Odayaal Iyo Ganacsato Reer KG Ah Oo Martiqaad U Sameeyay Gudoomiyaha Golaha Shacabka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliyaan qaar kamida wafdigiisa ayaa ka qeyb galay xaflad...

Qarax Weyn Oo Ka Dhacay Warshadii Hore ee Nac Naca

Qarax xoog leh ayaa maanta ka lala eegtay Warshaddii hore ee Nac Naca oo hadda ah xero ciidan oo lagu tababaro ciidamada xooga dalka...
spot_img