Wararka

Afwerki oo si adag uga hadlay ciidamadii lagu soo tababaray Eretria iyo Macawiisleey ee Gobolka Hiiraan waa faragelinta shisheeyaha!

Madaxweynaha dalka Eretria Asias Afwerki ayaa Wareysi soconayay muddo dheer oo illaa 4 saacadood ah uu siiyay talefishinka qaranka dalkaasi kaga hadlay arrimo ay ka mid yihiin dhismaha ciidamada...

Dhul-gariir Dad Badan Ay Ku Dhinteen Oo Ka Dhacay Dalalka Turkiga iyo Suuriya

In ka badan 900 qof ayaa ku geeriyooday ka dib markii dhulgariir aad u xooggan oo cabirkiisu yahay...

Maxaan Ka faa’idnay Halgankii Beesha Biimaal Ee Ka Dhanka Ahaa Maleeshiyada Gobolada Dhexe

Hordhac Dagaaladda u dhaxeeyay halgamayaasha Beesha Biimaal iyo Maleeshiyada arxanka daran ee dhulbalaarsiga ka waday Shabeeladda Hoose waxa uu...

Qabiilada Ay U dhasheen Alshababkii Weeraray Xarunta Gobolka

ooxda Al-Shabaab ayaa shaacisay magacyada debleydii weerarka ku uqaaday xarunta Maamulka Gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho. Kooxdan, oo ka...

Hoobiyayaal Lagu Garaacay Madaxtooyada

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya tiro hoobiyeyaal ah oo goordhow lagu garaacay agagaarka dhismaha xarunta madaxtooyada Soomaaliya,...
spot_img

Multimedia Release: ATMIS newly deployed senior military officers inducted

Mogadishu, 28 January 2023 - Fifteen newly deployed military staff officers for the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) have concluded a week-long...

Qarax ka dhacay degmada Dharkeenley oo Khasaaro kala duwan geystay

Wararka aan ka heleyno degmada Dharkeenley ee gobolka Banaadir ayaa sheegayo in maanta uu degmadaasi ka dhacay qarax miino ah taasi oo la sheegay...

Gudoonka Golaha Guurtida Somaliland oo jawaab jaab leh bixiyey”Ha ila soo qaadin arrinta Laascaanood!” – (Daawo)

Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland, Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa fal-celin isku dhafan oo aan kala caddayn ka bixiyey xaaladda Gobolka Sool. Gud. Saleebaan oo ay warbaahinta su’aalo ku...

Weerar lagu qaaday Saldhigyo Ciidamada Somaliland ku leeyihiin magaada Laascaanood

Wararka aan ka heleyno magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa sheegaya in xalay halkaasi uu ka dhacay iska-hor-imaadyo culus kaasoo geystay khasaare dhimasho...

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo sheegay inuu socdo baaritaan la xiriira weerarkii Hotel Villa Rays ee Muqdisho

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa markii ugu horeysay ka hadlay weerarkii ka dhacay hotelka Villa Rays oo ku yaalla aagga Madaxtooyadda ee...

Koob Kubadda Cagta ah oo lagu maamuusayey AUN Gudoomiye Waafow oo lagu qabtay Markacadey

Koob kubadda cagta ah oo lagu xasuusanayey gudoomiyihii hore ee degmada Marka Cabdullahi Waafow ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Marka. Kulankan ayaa waxaa soo qaban...
spot_img