Author: admin

Koob kubadda cagta ah oo lagu xasuusanayey gudoomiyihii hore ee degmada Marka Cabdullahi Waafow ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Marka. Kulankan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay dhalinyada degmada Marka oo kaashanaya maamulka degmada, waxaana ku loolamayey dhowr kooxood oo ka dhisan Magalaada Marka. Koobka ayaa ujeedkiisu ahaa in lagu xasuusto waxqabadkii Gudoomihii hore ee degmada Marka ee geeriyooday Cabdullahi Waafow,sarena loogu qaado is dhexgalka Bulshada. Gabagabada kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay madaxa dhinaca isboortiga ee degmada Marka iyo marti sharaf kale.

Read More

Wasaaradda Maaliyadda ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay ka jawaabi doonto warbixinta uu maanta soo saaray xafiiska Hanti dhowraha Qaranka. Qoraal kooban oo ka soo baxay wasaaradda ayaa lagu yirri “Wasaaradda Maaliyaddu waxa ay la socotaa warbixinta Hanti-dhowrka Guud ee ku saabsan xisaab-xirka 2021-ka, ee uu sida tooska TV-yada uga sii daayay” “Iyadoo la ixtiraamayo madax-bannaanida Xafiiska Hanti-dhowrka, Wasaaraddu waxa ay si qotto dheer u lafa-guridoontaa warbixinta Hanti-dhowraha Guud, iyada oo sida uga dhaqsiyaha badan Wasaaraddu ay ka soo saari doonto jawaabta ku habboon” ayaa lagu yiri war qoraal ah oo ka so baxay wasaaradda maaliyadda. Hanti-dhowraha guud ee…

Read More

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukun dil ah ku riday askari katirsanaa ciidanka booliiska Soomaaliya oo lagu helay in dil bareer ah oo loo adeegsaday toorey u geestay qof shacab ah. Maxamed Cabdiqaadir Sheekh Ibraahim oo ka tirsanaa ciidanka booliska lagu soo eedeeyay dembiga dil kas ah oo u adeegsaday Tooreey una geysatay Marxuum Cabdifitaax Cabdullahi Cali taarikhda markay ahyd 25-kii April ee Sanadkan dilkaas ayaa ka dhacay dagmada Boondheere . Sababta dilaka keentay ayaa aheyd In eedeesanha iyo marxuumka ay ku murmeen Janta Siigar bishii Ramadaan ee sanadkaan. Taliska qeybta danbi baarista Ciidanka Booliska Soomaaliyeed (CID) ayaa…

Read More

Waxaa dhowaan lasoo saaray tobanka garoon diyaarad ee ugu tayada wanaagsan garoomada qaaradda diyaaradaha qaaradda Afrika marka si guud loo eego. Waxaa kaalimaha ugu sarreeya ku jira dalka Koonfurta Afrika oo ah dhaqaalaha ugu ballaaran qaaradda Afrika oo kaalimaha hore wada qaadatay. Gobolka ay Somalia ku taallo ee Bariga Afrika waxaa uga jira labada dal ee Itoobiya iyo Rwanda. Hoose ka akhri garoomadan: 1. Cape Town International Airport 2. King Shaka International Airport 3. OR Tambo International Airport 4. Sir Seewoosagur Ramgoolam International Airport 5. Mohammed V International Airport 6. Marrakesh Menara Airport 7. Kigali International Airport 8. Addis Ababa Bole International Airport 9. Cairo International Airport 10. Bram Fischer…

Read More

Allah u naxariiste Cabdiraxmaan Cumar Abshir oo la dhashay gudoomiyaha labaad ee golaha Shacabka Cabdillahi Abshirow ayaa maanta lagu dilay Xaafadda Kaabo-goday ee degmada Wajir. Marxuum Cabdiraxmaan oo ahaa wiil dhalinyaro ayaa dilkiisa waxaa geystay koox ku hubeysan bistoolado, waxayna dhowr xabad kaga dhufteen madaxa. Marxuumka ayaa gobta ku geeriyooday, iyadoo kooxda dilka geystay ay isaga carareen goobtii uu dilka ka dhacay. Meydka Marxuum Cabdiraxmaan ayaa loo qaaday xarunta CID ee Muqdisho. Marxuum Cabdiraxmaan Cumar Abshirow(Allha u Naxariisto)

Read More

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliyaan qaar kamida wafdigiisa ayaa ka qeyb galay xaflad soo dhaweyn ah ay u sameeyeen odayaasha dhaqanka, ganacsatada, dhalinyarada iyo haweenka ku nool magaalada Garoowe ee ka soo jeeda deegaannadda Koonfur Galbeed. Ganacsatada iyo Odayaasha dhaqanka ee ku nool deegaannada Puntland kana soo jeeda Koonfur Galbeed ayaa Guddoomiyaha ka codsaday in si wadajir loogu wada shaqeeyo horumarka dalka gaar ahaan deeggaannada ay ku nool yihiin iyo kuwa ay ka soo jeedaan. Ugu dambeyn Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS ayaa boggaadiyay bulshada reer Koonfur Galbeed ee ku…

Read More

Qarax xoog leh ayaa maanta ka lala eegtay Warshaddii hore ee Nac Naca oo hadda ah xero ciidan oo lagu tababaro ciidamada xooga dalka Soomaliyeed. Warar soo baxaya ayaa sheegaya in nin isku soo xiray waxyaabaha qarxa uu isku qarxiyay agagaarka xerada xilli ay joogeen dhalinyaro badan oo loo tababrayo ciidanimo. Wararka ayaa intaas ku daraya in ugu yaraan 13 askari ay ku dhinteen qaraxaas oo dhacay xalay fiidkii. Ciidamada la weeraray ayaa la sheegay in loo diyaarinayey in tababar loogu qaado dalka Masar. Ma aha markii ugu horeysay ee weerar qaraxyo loo adeegsaday ay ka dhacaan xerada ciidamda ee…

Read More

Muqdisho: Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada JFS iyada oo ka amba qaadaysa hoos u dhaca xoogga ah ee ku yimid Caabuqa COVID-19 islamarkaana ku xisaabtamaysa mashaariicda baahinta talaalka caabuqa COVID-19, waxay idinla wadaagaysaa wax ka badel lagu sameeynayo habraaca ka hortagga iyo xakameynta Caabuqa COVID-19: 1. Dhammaan dada ka safraya Soomaaliya loogama baahna Warqadda Caddeynta Baaritaan ee Caabuqa COVID-19 (PCR iyo Rapid). 2. Dhammaan dadka usoo safraya Soomaaliya loogama baahna in ay la yimaadaan Warqadda Cadeynta Baaritaanka Caabuqa COVID-19 (PCR iyo Rapid). 3. Dadka ka dhoofaya Soomaaliya waxaa looga baahan yahay in ay iska hubiyaan una hoggaansamaan sharuudaha iyo habraacyada…

Read More

A massive asteroid described as a ‘planet killer’ has been spotted lurking in the inner Solar System – and it could one day hit Earth, scientists warn. Nearly a mile in diameter (1.5km), the asteroid, called 2022 AP7, has an orbit that crosses the orbit of Earth and is described as ‘potentially hazardous’. It’s one of three near-Earth asteroids (NEAs) found in the inner Solar System, hiding in the glare of the sun, although the other two are smaller.  The rocky trio were discovered using the Dark Energy Camera at the Cerro Tololo Inter-American Observatory in Coquimbo, northern Chile.  he three new discoveries –…

Read More

To understand the new politics stance and other pro nationals of recent times, we should look to Silicon Valley and the quantified movement of the latest generation. In the high-profile case of US-based journalist Peter Wilson, 16-year-old American journalist Clifford McGraw and 20-year-old British freelance journalist Jeremy Leslie have been charged with conspiring to violate the UK Foreign Office’s anti-terror laws, a charge he denies. On Monday, UK attorney Andy McDonald revealed that he had spoken. “Few worry about catching Covid anymore, as it’s just a matter of time before they do,” says Tea, a teacher at a school for…

Read More